About

Salaamu calykum

Mareegtan Caafimaadka.com waa mareeg loogu talo galay in ay soo bandhigto arimaha caafimaadka iyo wixii la xidhiidha si dadka afsoomaaliga ku hadla ee arimaha caafimaadka u ooman ay uga haqab tirto arimahaas. waxaan isku dayi doonaa in aan waxaan soo qorayno ka soo xigano dad aqoon u leh arimaha caafimaadka iyo waliba saxaafadaha wax ka qora caafimaadka maqaaladooda aan idiin soo gudbino, waxaan mar kale ku celinaynaa wax la hubo in aan soo gudbino.

Allaa mahad leh

Maamulka Mareegta Caafimaadka
www.caafimaadka.com

One Response

  1. hodan - januari 31, 2012

    ASCWR,Walal khayr badan ayan idinrajaynayaa waxa la igu sheegay HB waqtigaa qaliin aan galayay waxan xusuusta in la iga qaaday sadex nooc HB,HIV,iyo HBS jawaabtuna waxa ay dhahen HBAG+ waqtigaa aqoon uma lahyn iyagana waxba iima sheegin hal sano kadib waxan tagay dhaqtar kale wuxuu yiri
    hb aya beerka ku jira dawo uma baahnid hada,waliba waqti uu ugu dhacay maqaan .8sano kadib ayaan abdominal sonography
    maray waxanu ugu sheegay chronic parenchymatouse liver d
    AST 17 iyo ALT 11
    waxaanu sheegay in aan BILE jirin
    waxaan jeclaan lahaa inaad ii sheegtaan waa HBS

    markana dhaqtarku wuxuu yiri daawo umabaahnid
    ALLA mahad oo dhan leh
    adinka umamada isu xilqaamayna waan idin mahad celinaya
    CILMI NAAFAC ILAAHAY HA IDIINKA DHiGO
    DAMBI DHAAFNA ILAAHAY HA IDIN SIIYO

Leave a Reply