Daawo video ama waraysigan qiimaha iyo qaayaha leh waa ninka adduunka nr 2 ee ugu dheer Xuseen Bisad oo ka sheekaynaya caafimaadkiisa

Haddaanu nahay bahda mareegta caafimaadka, waxaa aanu Ilaahay uga baryeynaa Xuseen Bisad iyo inta maanta bukta, ama bukaan jiifka ah in Ilaahay caafimaad waasica siiyo aamiin. Bal nala daawada akhristayaashayada qiimaha iyo qaayaha mudanow waraysigan. ”Qiimaha uu leeyahay caafimaadku”
Sidaa iyo daawasho wacan!

Bahda mareegta caafimaadka
www.caafimaadka.com
E-mayl:Editor@caafimaadka.com

januari 25, 2013 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Leave a Reply