Waxaa geeriyooday abwaankii caanka ka haa geyiga soomaalidu degto Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye

Waxaa habeen hore oo ay taariikhdu ahayd 31 October ku geeriyooday dalka, Norway, abwaanka caanka ah ee geyiga somaalidu degto laga wada yaqaano, abwaan, Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye, oo muddo imminka u jiifay xanuun adag.
Waxa uu dalka Norway joogay muddo, halkaasuu inta badan u joogay arrimo xaga caafimaadka, isago haddan barre ka haa jaamacadd. Waxa uu lahaa macaan adag, oo laga daawaynayey. Haddanu nahay bahda mareegta Caafimaadka. waxaan tacsi weyn u diraynaa dhammaan qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye. Waxaanu leenahay Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo, samir iyo iimaan ha idinka siiyo aammiin aammiin.

Bahda mareegta caafimaadka

nagala soo xidhiidh e-maylka hoos ku qoran
www.caafimaadka.com
E-mayl: editor@Caafimaadka.com
E-mayl: Caafimaadka2011@gmail.com

oktober 2, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Leave a Reply