Archive for januari, 2013

Xarun lagu daweeyo dadka jaadka cuna oo laga furay caasimadda dalka Sweden, Stockhom

Xaruntan oo ah xarun loogu tallo galay, in dadka jaadka cuna lagu daweeyo ayaa dhawaan laga furay dalka Sweden, caasimaddiisa Stockholm. Dhakhtarkan lagu daweeyo waxa uu u gaar yahay dadka jaadka cuna. Waxaana dhakhtarkan dadka jaadka cuna ka hawl gala dhakhtar soomaali ah, Dr. Yacquub Aw Adan. Haddaba warbixin ku saabsan xaruntan lagu daweeyo dadka […]

januari 31, 2013 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Mayorka Magaaladda Bebera Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Dawladda Turkigu Ay Ka Fulisay Cusbitaalka Berbera

(Hadhwanaagnews) Thursday, January 31, 2013 Dawladda Turkiga Gacanta laxaadka leh ee ay ka geysatay Cusbitaalka Magaaladda Berbera, Berbera (HWN) Mayorka Magaaladda Berbera Cabdishakuur Maxamed Xasan (Cabdi Shakuur Cidin) ayaa maanta xadhiga ka jaray Mashaariic Kala Duwan oo ay dawladda Turkigu ka fulisay Cusbitaalka Weyn ee Magaaladda Berbera. Cabdishakuur Cidin waxa uu uga mahad celiyay Dawladda […]

januari 31, 2013 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Cusbitaalka Qudus Ee Hargeysa Oo Laga fuliyay Qalliin Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland

Cusbitaalka Qudus Ee Hargeysa Oo Laga fuliyay Qalliin Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland (Hadhwanaagnews) Tuesday, January 29, 2013 Mareeyaha Cusbitaalka Qudus ee ku yaala duleedka Huteelka Maan-soor ee Magaalada Hargeysa, Kayse Cabdi Axmed ayaa faahfaahin ka bixiyay qaliinkan noociisu ku cusub dalka Somaliland ee ay ka fuliyeen Inankan yar ee labada Carab lahaa Hargeysa(HWN):- Cusbitaalka […]

januari 29, 2013 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Dhakhtar cusub oo carruurta lagu daaweeyo ayaa maanta laga furay magaalada Hargeysa

http://gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=25526&permission=1&audioFile= Munaasabad balaadhan oo lagu furayey qayb ka mid ah dhismaha Cisbitaalka caruurta ee Maxamed Aadan Sheekh ee Magaalada hargaysa ayaa manta lagu qabtay xarunta cisbitaalka Jajabka ee caasimadda. Mas?uuliyiin ay ka mid yahiin Gudoomiyaha Golah wakiilada Md cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi, Marwada Madaxweynaha Somaliland marwo Aamina xaaji Maxamed Jirde (A Weris) wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo […]

januari 26, 2013 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Daawo video ama waraysigan qiimaha iyo qaayaha leh waa ninka adduunka nr 2 ee ugu dheer Xuseen Bisad oo ka sheekaynaya caafimaadkiisa

Haddaanu nahay bahda mareegta caafimaadka, waxaa aanu Ilaahay uga baryeynaa Xuseen Bisad iyo inta maanta bukta, ama bukaan jiifka ah in Ilaahay caafimaad waasica siiyo aamiin. Bal nala daawada akhristayaashayada qiimaha iyo qaayaha mudanow waraysigan. ”Qiimaha uu leeyahay caafimaadku” Sidaa iyo daawasho wacan! Bahda mareegta caafimaadka www.caafimaadka.com E-mayl:Editor@caafimaadka.com

januari 25, 2013 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Xaaladaha Qalafsan ee ay ku sugan yihiin Dadka Qaba Xannuunada Dhimirka iyo Dhoy-laaanta Wasaaradda Caafimaadka

Xaaladaha Qalafsan ee ay ku sugan yihiin Dadka Qaba Xannuunada Dhimirka iyo Dhoy-la’aanta Wasaaradda Caafimaadka: Wariye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe Haddii aan eegay ayaan waxaan arkay dhaxantii, qabowgi, dheelkiii xalay oo dhan dhacaayay………….. Qaar ka mid ah Dadka Maskaxda ka Buka ee ka mid ah muwaadiniinta bulshada Reer Somaliland, ayaa waxa soo food saartay Xaalad adag […]

januari 22, 2013 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Dhib intee In leeg Ayay Cadceedu soo gaadhsiisaa wajiga Dumarka sida Haaraha kale duwan, se Malaga hortagi karaa!? (Melasma, hyperpigmentation and , the mask of pregnancy)

Sunday, January 20, 2013 Maanta waxaan raba inaan ka hadlo dhibatada ka haysta dumarka haaraha kaga dhigma wajiga, kuwaasoo runtii hablo badani isoo waydiin waxa goyn kara, waxan jeclaysatay inaan u yar faahfaahiyo si ay oga faaiidaystaan dumarka oo dhan. Hadaba haarahan ayaa ah kuwa ku dhaca dumarka aduunyada oo dhan 70% , kuna yimaada […]

januari 20, 2013 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Xogo Caafimaad oo Jamhuuriya ka soo Ururiyey Halista Cudurka Jadeecada oo ka Dillaacay Somaliland

Xogo Caafimaad oo Jamhuuriya ka soo Ururiyey Halista Cudurka Jadeecada oo ka Dillaacay Somaliland Last Modified: Wed 16th Jan,2013 Raalligelin iyo cudurdaar khalad xooggan oo ku yimi warka cinwaankiisu sare ku xusan yahay oo cadadkii shalay ee wargeyska ku soo baxay in cudurka kaneecadu ka dillaacay Somaliland Hargeysa (Jam)- Tifatiraha Jamhuuriya, waxa uu akhristayaasha, Wasiir-ku-xigeenka […]

januari 17, 2013 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Daawo Dhakhtarka Burco, Burco hospital, Somaliland

Mareegta caafimaadka www.caafimaadka.com E-mayl:Editor@caafimaadka.com

januari 10, 2013 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Halkan ka daawo barnaamijka caafimaadka

januari 3, 2013 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo