Archive for december, 2012

Dufcadii ugu horaysay ee Somaliland ku takhasusay suuxdinta (anesthesia) oo dhamaysatay tababar 9 bilood soconayay oo iska kaashadeen Wasaarada Caafimaadka iyo hay?ada WHO

Dufcadii ugu horaysay ee Somaliland ku takhasusay suuxdinta (anesthesia) oo dhamaysatay tababar 9 bilood soconayay oo iska kaashadeen Wasaarada Caafimaadka iyo hay?ada WHO (Hadhwanaagnews) Saturday, December 22, 2012 Hargeysa-(HWN) Dufcadan oo ka koobnayd 5 wiil iyo gabadh oo maanta qalin jebiyay ayaa waxay hore uga tirsanaayeen Hargeysa-(HWN) Dufcadan oo ka koobnayd 5 wiil iyo gabadh […]

december 22, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela (Madiba) oo dhakhtar loola cararay mar 2 aad

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika, Nelson Mandela, oo ku magac dheer Madiba, 94 jir ah, ayaa dhakhtarka loola cararay, kaddib markii xanuun qabtay. Horaantii bishii feberweri ee sannadkan 2012 ayey ahayd markii sidan oo kale dhakhtar loola cararay, markan oo xaga caloosha laga qabtay. Sannadkii 2010, ayey ahayd markii dhakhtarka la dhigay ka dib […]

december 8, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Dib-u-habayn iyo Dayactir Lagu Samaynayo Xarunta Caafimaadka ee Abaarso

Dib-u-habayn iyo Dayactir Lagu Samaynayo Xarunta Caafimaadka ee Abaarso Last Modified: Tue 04th Dec,2012 Abaarso (Jam)- Dib-u-habayn iyo dactir xooggan, ayaa lagu samaynayaa xarunta caafimaadka ee tuulada Abaarso oo ku taal dhinaca galbeed ee caasimadda Hargeysa, taasoo aan shaqayn muddo 10 sannood ah oo ay dhisnayd. Xarunta caafimaadka ee magaalada Abaarso oo la dhisay sannadkii […]

december 4, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Warbixin Naxdin leh oo lagu Shaaciyey Heerka Faafista AID-ka ee Somaliland

Warbixin Naxdin leh oo lagu Shaaciyey Heerka Faafista AID-ka ee Somaliland Last Modified: Sun 02nd Dec,2012 Tirada dadka bil kasta laga helo fayriska xannuunka AIDS-ka siddeedtii bilood ee u horreeyey sannadkan 2012 + sida ay ugu kala badan yihiin dumarka iyo raggu Hargeysa (Jam)- Warbixin naxdin leh oo muujinaysa heerka faafitaanka xannuunka halista ah ee […]

december 2, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo