Archive for november, 2012

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Oo Soo Xidhay Kulan Soconayey Muddo Afar Maalmood Ah Oo Ku Saabsan Xakamaynta TBda.

(Hadhwanaagnews) Tuesday, November 27, 2012 Hargeysa(HWN):- Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka JSL Md Cabdi Axmed Nuur (C Gurey) ayaa maanta Magaalada Hargaysa ku soo Gebo gebeeyay kulan soconayay muddo afar maalmood ah oo ku saabsan sidii loo xakamayn lahaa Cudurka TP-da Hargeysa(HWN):- Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka JSL Md Cabdi Axmed Nuur (C Gurey) ayaa […]

november 27, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Cilmi baadhayaal Ingiriisa oo ku guulaystay in ay ey curyaana dhaqdhaqaaqii u soo noqdo

Halkan ka daawo eyga curyaanka ahaa ee dhaqdhaqaaqii u soo noqday!!! http://www.youtube.com/watch?v=aFyTmuaeDRg&feature=player_embedded Khuburo xaga arrimaha caafimaadka ee jaamacadda Cambrigde,The Cambridge University, ayaa ku guulaystay, markii ugu horreysay in ey curyaana oo qaarka danbe ka dhaqaaqi karin loo soo celiyey dhaqdhaqaaqii qaarka danbe. khubaradan ayaa waxa ay sameeyeen in ay eyga sankiisa ka soo qaadaan unugyo […]

november 19, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo