Archive for oktober, 2012
Edna Adan (ABC NEWS) By Teri Whitcraft, ABC News,
oktober 17, 2012
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
mental health care in Somaliland Dr. Peter Hughes, Consultant Psychiatrist
Reflections on Mental Health Projects – Somaliland – In this blog, Dr. Peter Hughes, Consultant Psychiatrist, looks back at his involvement in the Kings, THET, Somaliland Project and the impact it’s had on mental health care in Somaliland. I’m writing this piece on World Mental Health Day, which seems an ideal time to reflect on [...]
oktober 15, 2012
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Safe a women a mother dies giving birth Women world Wide incl. Somaliland
oktober 13, 2012
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Tuulada yar ee Agabar oo 20 ruux udhinteen cudurka Kansarka
Gudoomiyaha Degmada Agabar oo Ka Deyriyay Xanuunka Kansar ah oo Fara Baas Ku Haya Dadka Deegaankaas (Hadhwanaagnews) Saturday, October 13, 2012 Agabar(HWN)-Gudoomiyaha Degmada Agabar Axmed Yuusuf Jaamac (Axmed-Adeero), ayaa ka deyriyay Guud ahaanba xaalada Caafimaad daro Agabar(HWN)-Gudoomiyaha Degmada Agabar Axmed Yuusuf Jaamac (Axmed-Adeero), ayaa ka deyriyay Guud ahaanba xaalada Caafimaad daro oo mudooyinkan dambe kusoo [...]
oktober 13, 2012
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Maska dilaaga ah ee Black Mamba oo suntiisu la ogaaday in xanuunka yarayn karto
Daraasaad ay soo saareen culimo dhakhaatiira oo u dhalatay dalka Faransiiska, daraasaad ay ku shaaciyeen Nature, ay sheegeen in mas ka mida masaska dunnida ugu dheereeya uguna khatarsan xaga sunta ama dilaaga ah ee loo yaqaano Black Mamba. Maskan Black Mamba oo ku badan dalalka koonfurta Afrika ku yaala. Maskan Black Mabma oo qaniiyadiisa sunta [...]
oktober 4, 2012
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Waxaa geeriyooday abwaankii caanka ka haa geyiga soomaalidu degto Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye
Waxaa habeen hore oo ay taariikhdu ahayd 31 October ku geeriyooday dalka, Norway, abwaanka caanka ah ee geyiga somaalidu degto laga wada yaqaano, abwaan, Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye, oo muddo imminka u jiifay xanuun adag. Waxa uu dalka Norway joogay muddo, halkaasuu inta badan u joogay arrimo xaga caafimaadka, isago haddan barre ka haa jaamacadd. [...]
oktober 2, 2012
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Daawo video-gan Waa edna oo farriin u direysa gabdhaha Noqo umuliso
oktober 2, 2012
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr Xoog oo dhisme cusub oo x-ray loogu tallo galay xadhiga ka jaray
oktober 1, 2012
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo