Archive for augusti, 2012

Xukumadda Somaliland oo deeq dawooyin ah gaadhsiisay dhakhtarka magaalada Saylac

http://www.youtube.com/watch?v=ebN-VKupPJc&feature=player_embedded#! pokies online australia

augusti 29, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

41 Qof oo u dhintay cudurka West Nile Virus dalka Maraykanka

waxa dalka marykanka ka dilaacay cudurka loo yaqaano West Nile Virus oo ay Kaneecadu fidiso. Sida la soo sheegay waa sanadkii ugu darnaa tan iyo markii cudurkaas lagu arkay wadankaasi markii ugu horaysay 1999. waxa cudurkan qaaday ilaa imika dad tiradooda lagu qiyaasay 1118 qof 41 qof oo dadkaas ka mid ahina ay uba dhinteen […]

augusti 22, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Hogaamiyihiid dalka Ethiopia ee Meles Zenawi oo xanuun u geeriyooday

Sidii aanu horeba wararkii hore ee caafimaadka, ku aragteen, waxaa maanta shaaca laga qaaday in uu geeriyooday, hogaamiyhii xukumu kiray dalka Ethiopia, Meles Zenawi, oo 2-3 bilooda ee u danbeeyey xanuun la il darnaa. Laguna hayey oo lagu daawaynayey dalka Biljim, Yurub. Sida wararka sheegayaan, waxa uu u geeriyooday xanuunka kansarka ah oo kaga dhacay […]

augusti 21, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Jimicsiga Qaadista Biraha Culus Waxay Ragga ka Badbadisa in 34% Macaan ku dhaco

Jimicsiga Qaadista Biraha Culus Waxay Ragga ka Badbadisa in 34% Macaan ku dhaco (Hadhwanaagnews) Wednesday, August 08, 2012 Washington-(HWN)-Saynisyahanno u dhashay dalka Maraykanka, ayaa baadhitaan ay sameeyeen ku ogaadan in ragga 34% jimicsiga qaadista walxaha culus ka badbaadiyaan macaanka. Washington-(HWN)-Saynisyahanno u dhashay dalka Maraykanka, ayaa baadhitaan ay sameeyeen ku ogaadan in ragga 34% jimicsiga qaadista […]

augusti 8, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Agaasimaha Waaxdda Sifaynta Kalyaha Ee Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa Oo Ka Warbixiyey Tiradda Dadka Ay Daweeyeen

Agaasimaha Waaxdda Sifaynta Kalyaha Ee Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa Oo Ka Warbixiyey Tiradda Dadka Ay Daweeyeen Dr Xaddi oo u waramayey Warbaahinta ayaa sheegay inay aad u tiro…. (GNS)- Hargeysa Agaasimaha waaxda cusub ee Sifaynta kelyaha ee Cisbitaalka guud ee Hargaysa Dr. Axmed-Weli Daahir Xaddi ayaa ka war-bixyey tirada dadka ah ee ilaa iyo hada […]

augusti 8, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Ururka nolol daryeelayaasha Somaliland (Somaliland life makers) oo cunto raashin ah ugu deeqay dakhtarka weyn ee Hargeysa

Ururka daryeelayaasha Somaliland oo cunto raashin ah ugu deeqay dadka bukaan jiifka ah iyo eheladooda la jooga cunto raashin ah, maadaamooy tahay bishii Ramadaan. Runtii waa arrin aad iyo aad ugu farxeen dadkii bukaan jiifa ahaa ee dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa ku jiray. Haddaba halkan ka daaqo mashruuxa afurka (Iftar)

augusti 7, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Haweenka Uur-ka Leh oo la Ogaadayinay u Unugul Yihiin Jooniska la Yidhaa Hepatitis E

(Hadhwanaagnews) Saturday, August 04, 2012 Mid ka mid ah cilmi-baadhasahaugu ballaadhnaa ee caafimaad ee lagu fuliyo adduunka sannadkan gudihiisa oofuliyey mac-hadka la yidha AIIMS (India Institute of Medical Science), ayaalagu ogaaday in haweenka uurka leh Mid ka mid ah cilmi-baadhasahaugu ballaadhnaa ee caafimaad ee lagu fuliyo adduunka sannadkan gudihiisa oofuliyey mac-hadka la yidha AIIMS (India […]

augusti 4, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Halkan ka daawo video arday ka qalin jebisay jaamacadda Caamuud waybta caafimaadka

augusti 3, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo