Archive for juli, 2012

Wasiirka Caafimaadka iyo Agaasimaha Guud ee Cusbitaalka Hargeysa Oo Ku Baaqay In Cusbitaalku Uu U Baahan Yahay Mishiin dadka Loogu Sifeeyo Kelyaha

(Hadhwanaagnews) Saturday, July 28, 2012 Wasiirka Caafimaadka iyo Agaasimaha Guud ee Cusbitaalka Hargeysa Oo Ku Baaqay In Cusbitaalku Uu U Baahan Yahay Mishiin dadka Loogu Sifeeyo Kelyaha Hargaysa(HWN)- Wasiirka caafimaadka Xuseen Muxumed Maxmed ( Xuseen Xoog ), agaasimaha guud ee cisbitaalka guud ee Hargaysa, gudida cisbitaalkaas iyo ehelada dadka kalyaha loogu sifeeyo cisbitaalka guud ee […]

juli 28, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Halkan ka daawo sawirradii laba carruur ee iyagoo isku yaala ku dhashay magaalada Hargeysa (Somaliland)

http:taabo sawirka si aad sawirka u weynaysato!!!! taabo sawirka si aad sawirka u weynaysato!!!! taabo sawirka si aad sawirka u weynaysato!!!! Mareegta Bahda caafimaadka www.caafimaadka.com E-Mayl: editor@caafimaadka.com E-mayl: caafimaadka2011@gmail.com

juli 28, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Dhakhaatiir Ka Socotay Imaaraadka Carabta Oo Adeeg Caafimaad Ka Fuliyay Burco

Burco, July 23, 2012 (Haatuf) – Dhakhaatiir ah oo ka socda Imaaraadka carabta gaar’ahaan cusbitaalada wareega (Mobile Hosbitals)ayaa shalay soo gaadhay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer kuwaasi oo doonaaya inay fuilyaan adeegyo caafimaad.

juli 23, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

The hospital will be named after Dr Abdishakur Ali Jawhar

Borama, Somaliland, July 14, 2012 (SL Times) – The ministers of health, information, and planning laid the corner stone for a mental illness hospital that is being built in Borama. The hospital will be named after Dr Abdishakur Ali Jawhar who was planning to establish such hospital before he died in a car accident. The […]

juli 22, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Dawooyin Tayo leh oo ay iska Kaashadeen Muwaadin reer Somaliland ah iyo Shirkadda Dahabshiil oo lagu Wareejiyey Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa

Dawooyin Tayo leh oo ay iska Kaashadeen Muwaadin reer Somaliland ah iyo Shirkadda Dahabshiil oo lagu Wareejiyey Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa Dawooyinka oo uu dalka Canada ka soo iibiyey Dr. Aadan Beergeel oo dhammaan khasharka ku baxay Hargeysa (GNS)- Dr. Aadan Beergeel oo ah dhakhtar ku takhasusay Xannuunada Dhimirka iyo qalliinada maskaxda iyo shirkadda Dahabshiil […]

juli 22, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Laba carruura oo isku yaala ayaa ku dhashay magaalada Hargeysa (Somaliland)

Waxaa marki ugu horreysay inta taariikhada lagu hayo ku dhashay dalka Somaliland, caasimadiisa magaalada Hargeysa, laba carruura oo isku dhegan. Waxaanay labdan caruuri ee isku dhegani ku dhasheen xanaano ka mida kuwa magaalda Hargeysa ku yaala. Waa markii ugu horreysay ee ilmo sidan oo kale iskugu dhegan ay ku dhashaan Somaliland. Ilaahay waxa aanu ugu […]

juli 20, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Raysal wasaaraha dalka Ethiopia Melez Zenawi oo dhakhtar ku yaala dalka Biljib u jiifa caafimaad daro

Raysal wasaaraha dalka Ethiopia, ee Melez Zenawi oo dalka Biljim u jiifa caafimaad daro. Sida ay wararku sheegayaan in laga helay cudurka kansarka maskaxda ku dhaca. Arrintan oo soo shaac baxaday ka dib markii laga waayey shir uu ka qay gali lahaa. Shirkii ay dalalka qaniga (G8) ahi ku yeesheen dalka Mexiko ayaa la dareemay […]

juli 19, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Khamriga iyo dhibaatadiisa

Khamrigu waa cabitaan wakhti dheer la soo isticmaalayey, hasa yeeshee la wada arkayey dhibaatada uu u qaysto dadka caafimaad ahaan, dhaqaale ahaan iyo macaamilka bulshada dhaxdeeda ah. Khamriga waxa xaaraan ka dhigay dhamaan Diimaha samaawiga ee Ilaahay ku soo dajiyey ilmo-aadam, waxaana uga danbaysay Diinteenan Islaamka oo meel adag iska taagtay cabitaanka, ka ganacsiga, iibinta, […]

juli 15, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo