Archive for juni, 2012

Shirkii ururka dhakhaatiirta jamhuuriyadda Somaliland oo ka dhacay Hargeysa

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhakhaatiirta Dalka Ugu Baaqay In Ay Ka Qayb Qaataan Wax Ka Qabashada Abaaraha Dalka Ka Taagan Hargeysa Khamiis 21 June 2012 SMC Halkan ka daawo sawirrada: http://www.somaliweyn.com/pages/news/June_12/21June18.html Naga soo wac halkan (Skype) Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhakhaatiirta Dalka Ugu Baaqay In Ay Ka Qayb Qaataan Wax Ka Qabashada Abaaraha […]

juni 26, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

20 xildhibaan oo dalka Zimbaawi oo la xalaaleeyey (guday) waa maxay sababtu?

20 ka mid ah xildhibaanada baarlamanka dalka Zimbabwe. oo la xalaaleeyey. Tiiyo xalaalayntan lagu sameeyey gaadhiga dhakhtarka wreega Mobil clinik, oo aqalka baarlamanka wadanka Zimbabwe lagu hor baarkin gareeyey ama la hor dhigay. Haddaba suáasha isweydiinta lihi waxa weeyi waa maxay sababta ay isku xalaaleeyeen 20 xildhibaan ee baarlamanaka Zimbabwe. Waxaa muddooyinkii u danbeeyey soo […]

juni 23, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Madaxwenihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak oo koomo galay

Waxaa muddo in ku dhaw sannad aad u xanuusanayey madaxweynihii hore ee dalka Masar, waxaa ku dhacay cancer, oo intii uu xilka hayey loo qaadi jiray dalka Jarmalka, si loogu soo daaweeyo. Intii uu xukunka is-kaga tegayna caafimaadkiisii uu hoos u dhacay. stroke ayaa dhawr ku dhacay, ilaa imminka jahawareer baa ka taagan, tiiyo ay […]

juni 20, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Agab loogu talo galay Caruurta ku Dhalata MCH-yada u qaybsay 11 Xanaano oo ku yaala Magaalada Hargeysa

Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Agab loogu talo galay Caruurta ku Dhalata MCH-yada u qaybsay 11 Xanaano oo ku yaala Magaalada Hargeysa Agabkan oo isugu jiray Dharka caruurta Xanaanooyinka ku dhasha loo xidho, Tuwaalo (Baby Clothes and Blankets) Hargeysa(GNS)-Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa agab Dharka Caruurta ka kooban Maanta u qaybisay 11 Xanaano oo ku yaala Caasimada […]

juni 5, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Ardeygii ugu yaraa ee dhakhtarnimo barta

A 21-year-old is about to become the youngest student ever awarded a medical doctorate by the University of Chicago. Sho Yano, waa wiil yar oo da´diisu imminka tahay 21 jir, hase yeeshee bilaabay in uu wax akhriyo markii ay da´diisu ahayd 2 jir, 3 jir, markuu ahaana bilaabay in uu wax qoro. 5 jir markuu […]

juni 4, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo