Archive for maj, 2012

Sigaarka iyo dhibaatadiisa

Sigaarka iyo dhibaatadiisa Munaasabad maalinta joojinta sigaarka awgeed waxaan ka hadlaynaa dhibaatada caafimaad ee sigaarka marka hore aan is dul taagno cabitaanka sigaarka iyo soomaalida, dadka soomalidu waxay aad u cabaan sigaarka gaar ahaan ragga oo waxa ay yidhaahdaan qaad aan sigaar lahayn ma dhadhamayo, waxaanad arkaysaa sida loo iibsado sigaarka suuqyadeena waaweyn iyo sida […]

maj 31, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

kiniinnada Fiitamiinka ee Maalin Kasta la Cuno oo Kor u Qaada in Qofku Halis u Gali Karo Cudurro Badan

kiniinnada Fiitamiinka ee Maalin Kasta la Cuno oo Kor u Qaada in Qofku Halis u Gali Karo Cudurro Badan Last Modified: Sat 26th May,2012 The Republican Kiniinnada faytamiinada ah ee maalin kasta la qaado si looga helo awood jidheed, ayaa la ogaaday inay qofka ku keeni karto cudurro badan oo halis ah. Dad badan ayaa […]

maj 26, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Cabitaanka Bunka (Kafeega) oo dheereeya cimriga

Cabitaanka Bunka (Kafeega) oo dheereeya cimriga Cilimi baadhis lagu sameeyey 400 000 (afar boqol oo kun) oo iskugu jira rag iyo dumar da’doodu u dhaxayso 50-71 jir oo bunka aad u caba waxa lagu ogaaday in ay dadka bunka cabaa ka cimri dheer yihiin 10% dadka aan cabin bunka, waxaan xiisu leh marka uu bato […]

maj 24, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

wasiirka caafimaadka somaliland iyo isuduwaha caafimaadka e gobolka saaxil oo saaka hay,ada teet aay ku wareejisay gadhi cusub madaxda ca

http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=0tM8sBVmRng wicked electronic cigarette

maj 6, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo