Archive for april, 2012

Wixii kaa yaabiyaaba wixii kale ka daran ma Ogtahay Akhristaw in Qisadani ay ka dhacday dalka Poland oo ayna tahay Qiso dhab ah

Wixii kaa yaabiyaaba wixii kale ka daran ma Ogtahay Akhristaw in Qisadani ay ka dhacday dalka Poland oo ayna tahay Qiso dhab ah Written by: Xujaale Published: 29/04/2012 @06:50 Wixii kaa yaabiyaaba wixii kale ka daran ma ogtahay akhristaw in qisadani ay ka dhacday dalka Poland oo ayna tahay qiso dhab ah. Qisadani waxay ku […]

april 29, 2012 · admin · One Comment
Posted in: Maqaalo

Somaliland Oo Laga Hir Galiyey Markii U Horeysay Mishiin Kalyaha Sifeeya Iyo Madaxweynaha Ku Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray.

Munaasibadii xadhiga lagaga jarayey ayaa waxa ay ka dhacday xarunta cusbitaalka guud….. Hargeysa (GNS)- Maalinba maalinta ka dambaysa iyada oo ay Somaliland hore ugu talabsanayso talaabo horumarineed ayaa waxa maanta waxa uu Madaxweyne ku xigeenku xadhiga ka jaray mashruuc lagu hir galiyey sifeynta kalyaha. Halkan ka daawo sawirrada http://gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=21483&permission=1&audioFile= Munaasibadii xadhiga lagaga jarayey ayaa waxa […]

april 18, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Qiso cajiiba oo ka dhacday dalka Argentina (baby yar oo la sheegay in uu dhintay ka dib markii uu dhashay, haddana la helay soo dhaqdhaqaaqaya

Qiso cajiiba oo ka dhacday dalka Argentina (baby yar oo la sheegay in uu dhintay ka dib markii uu dhashay, haddana la helay soo dhaqdhaqaaqaya. (Miracle baby) Qisadan oo ka dhacday dalka Argentina ee qaarada koonfurat America ama loo yaqaano Latin America. Lamaane is qaba oo dalkaas u dhashay, ayaa dhakhtarka xaaskiisii oo foola loola […]

april 13, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Shaaciyey in Bilaash Lagu Qalli Doono Haweenka Uurka Leh ee Qalliinka u Baahda

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Maxamuud (Xoog) Sawir. Dhakhtarka Hargeysa Wasiirka Caafimaadka oo Shaaciyey in Bilaash Lagu Qalli Doono Haweenka Uurka Leh ee Qalliinka u Baahda Last Modified: Wed 11th Apr,2012 Guddida Caafimaadka Gobolka Maroodi-jeex iyo Wasiir Xoog oo ka hadlay xaaladda Cusbitaalka Guud ee Hargeysa Hargeysa (Jam)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen […]

april 11, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Kulan xus ah oo lagu qabtay magaalada Hargeysa maanta, ayaa lagu soo bandhigay cudurrada halista ah ee ka jira dalka

Hargeysa (SDWO 07/04/2012) – Kulan xus ah oo lagu qabtay magaalada Hargeysa maanta, ayaa lagu soo bandhigay cudurrada halista ah ee ka jira dalka iyo dhibaatooyinka caafimaad-darro ee ay sababaan qaar mid ah waxyaabaha dadku cunaan ee la dhaaddan yahay. Kulankan oo qayb ka ahaa xuska maalinta caafimaadka adduunka oo ku beegan 7-da bisha April […]

april 7, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Hooyadii ugu da’da yarayd aduunka jirtana 10 sano oo dhashay wiil

Hooyadii ugu da’da yarayd aduunka jirtana 10 sano oo dhashay wiil dhakhaatiirta ay sheegeen in hooyadan yari ay xaalad aad u khatar badan ku jirto. Saraakiisha Caafimaadka ayaa waxay go’aamiyeen in qaliin deg deg ah lagu sameeyo gabadhaasi, si loo-bad baadiyo xaaladeeda caafimadeed. bal aan daawano. Gabadh 10 sano jir ah oo u dhalatay dalka […]

april 7, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Madaxweynihii dalka Malawi oo wadane istaag u geeriyooday

Madaxweynihii dalka Malawi, Bingu wa Mutharika, ayaa geeriyooday shalay, ka dib markii wadnaha lagaga soo booday, waxaana ku dhacay heart attack. Waxaa loola carraray cusbitaalka caasimada dalkaas Malawi, Lilongwe, tiiyo la isku dayey in la badbaadiyo. Waxaana markii danbe loo diyaariyey si loogu qaado oo loo geeyo dalka Koonfur Africa, si halkaas loogu soo daaweeyo. […]

april 7, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Jooniska/cagaarshawga C (HCV)

Jooniska/cagaarshawga C (HCV) Helitaankii Hepatit C Jooniskan waxa la healy markii u horeysay 1970 halkaas oo culimada heshay ay u bixiyeen joonis aan ahayn A ama B (non A, non B) sababtoo ah waxa uu noqday nooc ka duban labadaa noocba. Laakiin 1989 kii ayey culimadu isku raaceen magacan imika loo yaqaano ee ah Hepatit […]

april 2, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Daawo sida wadne cusub loogu galinayo qof wadne cusub u baahan

Qalitaanka wadnaha ayaa ka mid ah qaliinada ugu adag, bal haddaba daawo oo wax ka baro video-gan. Waa wiil dhallinyaro ah oo wadne istaag ku dhacay, oo wadnihiisii daciif noqday, shaqadii wadnuhuna hoos u dhacday. Wiig ka hor ayey ahayd markii madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Maraykanka, Dick Cheney, laga beddelay wadnihiisii, oo sidan […]

april 1, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo