Archive for mars, 2012

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Casriya Oo Hargeysa laga Hirgaliyey

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Casriya Oo Hargeysa laga Hirgaliyey ”imika markaynu maraynay Cusbitaalka waxaan u haystay Cusbitaalkii Dubay ku yaalay oo” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Daawo Sawiradda Hargeysa (GNS)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray Cusbitaal cusub, isla markaana ah Cusbitaal aad u […]

mars 31, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Sharaabka loo yaqaano Red Bull oo sababi kara wadne istaag

mars 19, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Dawooyinka dabiiciga Traditional Medicine

Waxa aan isku dayi doonaa in aanbal wax ka yara taataabto dawooyinka dabiiciga. Daawaynta xanuunada ama cudurada ayaa loo kal qaadaa laba qaybood oo kala ah mid kiimiko ka samaysan iyo mid lag sameeyo geedaha ama dhir dabiiciga ah. Waxaa muddooyinka danbe soo badanaya isticmaalka la isticmaalo dawooyinka dabiiciga ee dhirta laga sameeyo. Qormadan gaaban […]

mars 14, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Carruurta Khuurisa Amma Naqasku ku Dhego Markay Hurdaan oo la Oggaaday in Dabeecaddu ka Xumaato

Carruurta Khuurisa Amma Naqasku ku Dhego Markay Hurdaan oo la Oggaaday in Dabeecaddu ka Xumaato Carruurta yaryar ee khuuriya amma habeenkii aadka u neef tuura xilliga hurdada, ayaa la oggaaday inay khatar weyn ugu jiraan dhibaatooyinka nafsaaniga ah ee ay ka mid yihiin isku-buuqa, dabeecad xumadda iyo cadhada badan.

mars 10, 2012 · admin · 2 Comments
Posted in: Maqaalo

Halkan ka daawo deeq dawooyina iyo qalab kale oo dalka Cuman ugu deeqay Somaliland

http://www.youtube.com/watch?v=U-ryDReggww&feature=player_embedded no telecheck payday loans

mars 7, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo