Archive for februari, 2012

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela oo dhakhtarka la dhigay

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela oo dhakhtarka la dhigay Madaxweyne Nelson Mandela ama Madiba oo loogu yeedho, ayaa dhakhtarka la dhigay. Madiba oo imminka laga hayo xaga caloosha oo uu muddoba ka cabanayey. Nelson Mandela oo ahaan kiray madaxweynihi ugu horreeyey ee madow ee uu yeelasho dalka South Africa, Koonfurta Afrika, oo […]

februari 25, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Dawada Rasilez ee dhiig karka loo isticmaalo oo waxyeeladeedu halis u keeni karta bukaanka

Rasilez is used to treat essential hypertension (high blood pressure) in adults. Dawadan oo ah dawo loogu talo galay in ay isticmaalaan dadka bukaanka ah ee dhiigg-karku hayo, hypertension (high blood pressure) ayaa la ogaaday in ay u keeni karto dadkan bukaanka ah waxyeelo (Sideeffects) halis galinaysa caafimaadkooda , haddii ay la isticmaalayaan dawadan dawooyin […]

februari 20, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Daawo video-gan waa wiil yar oo cudurka Autism ku dhacay hadana aad iyo aad ugu xariifa xaga tacliinta

http://www.youtube.com/watch?v=g91IQsS2spA Online Pokies

februari 18, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Daawo barnaamijkan qiimaha leh ee ka hadlaya carruurta aan hadlin ee uu ku dhaco Autism

Warbixino dheeraada oo Autusm ku saabsan waxa aad ka ehli kartaan qaybtan hoose ee Facebook. http://www.facebook.com/pages/Somali-Autism-Awareness/150472874964222 © Copyright 2012 | mareegta caafimaadka All Rights Reserved Bahda mareegta Caafimaadka http://www.caafimaadka.com E-mail: editor@caafimaadka.com E-mayl: caafimaadka2011@gmail.com

februari 14, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Shirkadda dawooyinka soo saarta ee AstraZeneca oo cilmi baadhayaal xaga daawooyinka shaqada ka eryaysa

Shirkadda dawooyinka soo saarta ee AstraZeneca oo cilmi baadhayaal xaga daawooyinka shaqada ka eryaysa. Waxaa wiigii hore ee aynu soo dhaafnay shirkadda dawooyinka soo saarta ee ay ku baahoobeen dalalka Sweden iyo Ingiriisku ee magaceeda la yidhaahdo Astra Zeneca, ay shaaca ka qaaday in ay albaabada u laabayso qaybtii cilmi baadhista dawooyinka neerfayaasha maskaxda (Neuroscience.) […]

februari 7, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

101 arday oo ka qalinjebiyey kulliyada caafimaadka SHIFA, ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyey hoteel Ambassador ee magaalada Hargeysa.

(Hadhwanaagnews) Saturday, February 04, 2012 Hargeysa(HWN) 101 arday oo ka qalinjebiyey kulliyada caafimaadka SHIFA, ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyey hoteel Ambassador ee magaalada Hargeysa. Hargeysa(HWN) 101 arday oo ka qalinjebiyey kulliyada caafimaadka SHIFA, ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyey hoteel Ambassador ee magaalada Hargeysa. Xaflad ballaadhan oo loo qabtay qalin-jebinta ardaydaas ayaa waxa ka soo qaybgalay guddoomiyaha golaha […]

februari 4, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Ugu Yaraan Maalin Walba Cabista Seddex Koob Oo Shaah Madaw Ahi Waxay Kaa Badbaadin Kartaa Halista Cuduradda Wadne Xanuunka Iyo Macaanka.

(Hadhwanaagnews) Saturday, February 04, 2012 Kampala-(HWN)-Xeel dheerayaal ka tirsan Jaamacadda University of Western Australia, ayaa cadeeyay Kampala- (HWN)- Dad badan ayaa doorbida in ay ka taxadiraan cabista shaaha badan marka ay joogaan guryaha iyo goobaha sahaqada, laakiin daraasad cusub cilmi baadhis ah oo dhawaan la sameeyay ayaa natiijadii ka soo baxday lagu shaaciyay in celcelis […]

februari 4, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo