Archive for januari, 2012

Hooyo Biritish oo isbitaal Ku Yaala Dalka England Ku Dhashay Wiil aanan Korkiisa Wax Dhiig ah Ku Jirin

London: Hooyo Biritish oo isbitaal Ku Yaala Dalka England Ku Dhashay Wiil aanan Korkiisa Wax Dhiig ah Ku Jirin (Hadhwanaagnews) Tuesday, January 31, 2012 LONDON(HWN):Sida ay soo warisay jariirada ugu aqriska badan England ee The Sun cunug yar ayaa dhashay isagoo aan jirkiisa wax dhiig ah ku jirin.

januari 31, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Cusbitaal Weyn Dhagax Dhigay

Hargeysa: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Cusbitaal Weyn Dhagax Dhigay (Hadhwanaagnews) Sunday, January 29, 2012 Hargeysa: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Cusbitaal Weyn Dhagax Dhigay Hargeysa (HWN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta dhagax-dhigay Cusbitaal cusub oo loogu magac-daray Maxamed Aadan Sheekh.

januari 29, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

in ka badan 100 qof oo dalka Baakistaan oo u dhintay dawo xaga wadnaha

Dalka Baakistaan magaalada Lahoore, oo ay dad tiradooda kor u dhaafayso 100 qof ay u dhinteen dawo xaga wadnaha, kadib markii ay dawadaas wadnaha ay isticmaaleen. dawadan oo la siiyey dad aad u tiro badan 3 wiig ee u danbeeyey ayaa waxa ay waxyeelo iskugu jirta dhaawac iyo dhimasho u keentay dad aad u badan […]

januari 28, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Qiso cajiiba, qof dumara oo wadne looga soo saaray qof dhintay ayaa intii loola sii ordayey wadnihii dhulka ku dhacay

Qiso cajiiba, qof dumara oo wadne looga soo saaray qof dhintay ayaa intii loola sii ordayey wadnihii dhulka ku dhacay. Halka hoose ka daawo qisadan iyadoo muuqaal ah (Video) Waxaa dalka Meksiko (Mexico) ka dhacday maalin dhawayd qiso aad u cajiiba. Sida aynu wada ogsoonahay waxaa dunnida maanta ku nool oo aad u xanuusanaya, iyagoo […]

januari 26, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Goob caafimaad loo tago ee Biyo Kulul

Goobtan oo ah goob ay dadka xanuusanayaa u tagaan in ay caafimaad ka helaan oo ah biyo kulul o durdur ah. Goobtan oo magaceeda waxaa la yidhaahdaa Biyo Kululeeye. Sidaa iyo daawasho wacan. Mareegta bogga Caafimaadka www.caafimaadka.com E-amyl:editor@caafimaadka.com E-mayl:Caafimaadka2011@gmail.com

januari 25, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Daawo barnaamijka caafimaadka (VOA) daacuun calooleed ka dilaacay wadamo badan oo Africa ka mida (in Focus)

© Copyright 2012 | mareegta caafimaadka All Rights Reserved Bahda mareegta Caafimaadka http://www.caafimaadka.com E-mail: editor@caafimaadka.com E-mayl: caafimaadka2011@gmail.com

januari 23, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Qiso naxdin leh

Asalaamu calaykum Waxa aanu marka hore tacsi u diraynaa ehelkii uu ka baxay marxuumku oo ahaa shaqaalaha dhakhtarka magaalada Boorama ka shaqeeya, haddaanu nahay bahda mareegta caafimaadka, geeridaa naxdinta leh ee ku timid saaxiibkaa Maxamedow. Maxamed Aadan suáahsa aad na soo waydiisay haddii aanu si yar oo kooban uga jawaabno waxa weeye runtii way adag […]

januari 22, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Mr. Bill Gates waxa uu qoyskeeda ka dalbaday in uu lacagta cusbitaalkeeda ku baxaysa ka bixiyo, isaga oo dhakhaatiirta dalka Maraykanka ugu khabiirsana ka codsaday in nolosha gabadhan yar la badbaadiyo. H

Gabadha ugu Khabiirsanayd Culuumta IT-ga Da’yarta Adduunka oo Bill Gates Dedaal Dheer u Galay Badbaadinteeda Last Modified: Wed 18th Jan,2012 The Republican Bill Gates, oo ah ninka adduunka ugu maalqabsan/taajirsan, waxa uu iska leeyahay ahna mulkiilaha shirkadda Kombiyuutarada ee Microsoft. Gabadh yar oo u dhalatay dalka Bakistan oo iyadoo da’deedu tahay sagaal jir ku guulaysatay […]

januari 20, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Daawo video Cudurka HIV oo ku sii faafaya dalka Ruushka

Waxaa maalinba maalinta ka danbaysa sii badanaysa tirrada dadka ee qaba cudurka HIV meelo badan oo dunnida ka mida. Haddaba dalka Ruushka ayaa ka mida dalalka dunnida uu aafeeyey cudurka HIV. War amuurtsaas ku saabsan waxaa soo diyaarisay Aljazeera English ee sidaa iyo daawasho wacan. © Copyright 2012 | mareegta caafimaadka All Rights Reserved Bahda […]

januari 20, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Madaxweynaha Somaliland oo khudbadiisii ku soo qaatay arrimaha caafimaadka

Madaxweynaha Dalka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maanta khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey aqalka baarlamanka dalka Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo oo laba gole ee Jamhuuriyadda Somaliland la hadlayey ayaa waxa uu ku soo qaatay wixii dawladd ahaan ka qabteen arrimaha caafimaadka. Waxaana khudbadiisii ku jirtay qodobka uu kaga hadlayey arrimaha caafimaadka. Waana […]

januari 15, 2012 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo