Archive for december, 2011

2012 Sannad wanaagsan oo khayr qaba Ilaahay ha inooga dhigo

Dhammaan akhristayaashayda qiimaha iyo qaayaha leh ee sannadkan 2011, soo booqanayey bogga arrimaha caafimaadka. Waxa aanu leenahay aad iyo aad baad u mahadsan tihiin, la socodkaa aad mareegta caafimaadka kala socodteen maqaalada qiimaha leh ee aanu u soo diyaarino akhristayaashayda sharafta naga mudan. Haddaba waxaa caawa bilaabmaya sannad cusub oo 2012. Waxa ay haddaba hawlwadeenada […]

december 31, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Shaqaalaha dhakhtiirta aan xuduuda lahayn oo Muqdisholagu dilay

Nin hubeysan oo Muqdisho kutoogtay Shaqaale katirsan Hay’ada MSF War deg-deg ah, waxa goor dhaw xarunta hay’ada MSF Belgium dhaxdeeda ee magaalada Muqdisho lagu dhax toogtay mid kamid ah shaqaalaha ajnabiga ah ee hay’adaaas kahowlgala. Xarunta hay’ada oo kutaalo nawaaxiga isgoyska Zoope ee magaalada Muqdish ayaa waxa galabta dil bareer ah loogu geestay shaqaale katirsan […]

december 31, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Daawo video Wasiirka Caafimaadka Somaliland

december 29, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Ururka bahweynta dawladaha Islaamka ee OIC (Organization Islamic Corporation) ayaa maanta deeq caawimo dawooyin ah ku wareejiyey Wasaarada Caafimaad Somaliland, si dadka danyarta ah wax loogu qabto.

(Hadhwanaagnews) Thursday, December 29, 2011 Hargeysa(HWN):-Ururka bahweynta dawladaha Islaamka ee OIC (Organization Islamic Corporation) ayaa maanta deeq caawimo dawooyin ah ku wareejiyey Wasaarada Caafimaad Somaliland, si dadka danyarta ah wax loogu qabto. Munaasibadii gudoonsiinta deeqdan oo lagu qabtey Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa,ayaa waxa goob-joog ahaa Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuseen […]

december 29, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Daawo barnaamijka caafimaadka Bulsho TV

december 26, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Odayga amiirka ee qaba boqorada dalka Ingiriiska, Philips oo loola cararay xaga dhakhtarka xanuun ku soo booday ka dib

Amiirka qaba boqorada dalka Ingiriiska ee Queen, Elisabeth, ee la yidhaahdo Prince, Philip, ayaa dhakhtarka loola orday, kadibb markii xanuun xaga wadnaha ku soo booday. Waxaana lagu sameeyey qaliin xaga wadnaha, sida la soo sheegayo, xaaladiisa caafimaadeed ayaa ah mid imminka soo raynaysa. Waxaa qaliinka ka dib dhakhtarka lagu qalay ku soo booqday amiir Philips, […]

december 24, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Koox Dhakhaatiir ah oo ka kooban 10 Dhakhtar oo Iraniyiin ah ayaa maanta soo gaadhay Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Koox Dhakhaatiir Ah Oo Ka Socota Wadanka Iiraan Oo Maanta Dalka Soo Gaadhay Iyo Hawl Galo Caafimaad Oo Ay Dalka Ka Sameyn Doonaan. Xubanaha waftigani Dhakhaatiirta ah oo ka socday Xarunta Kaalmooyinka ee Imaam Al Khumayni…… Hargeysa (GNS) – Koox Dhakhaatiir ah oo ka kooban 10 Dhakhtar oo Iraniyiin ah ayaa maanta soo gaadhay Caasimada […]

december 22, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Todoba calaamadood ha dhayalsan weligaa

(Hadhwanaagnews) Thursday, December 15, 2011 Cilmi baadhis dhanka caafimaadka ah ayaa ka digtay in layska dhayalsado todoba calaamadood haduu qofku isku arko oo qofka caadiga ahi u arko arin iska fudud,Laakiin dhab ahaantii waa arin muhiima Washington,D.C(HWN):Cilmi baadhis dhanka caafimaadka ah ayaa ka digtay in layska dhayalsado todoba calaamadood haduu qofku isku arko oo qofka […]

december 15, 2011 · admin · One Comment
Posted in: Maqaalo

Rebuilding nursing and midwifery in Somaliland (The Republican )

Mon 12th Dec,2011 The Republican Somaliland’s maternal, infant and child mortality rates are among the highest in the world. A rudimentary health system collapsed in the final years of the civil war which ended in 1991. Fighting forced the country’s health professionals to leave the country or flee to refugee camps. But since 2000, a […]

december 14, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Waa maxay shaqada ilmada ama ilintu qabato?

Mawduucan waxa aynu maanta waxa ka yara taataaban doonaa haddii Ebbe idmo shaqada ay ilmadu u qabato indhaheena. Indhuhu waa xubin ka mid ah xubnaha jidhka ugu qiimo badan. Haddaba waxaa indhaha ku dhaca maalintiiba ama gasha wasakh/uskag, ha noqdaan, tin, ha noqdaan cayayaan duul duula, ama boodh wata ciid iyo waxyaalo kale oo indhaha […]

december 11, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo