Archive for september, 2011

Dr Ise Abdi Jama Urges Somaliland Physicians To Work Diligently, Warns Against Personal Attacks

Hargeysa, Somaliland, September 17, 2011 (SL Times) – Dr Ise Abdi Jama, one of Somaliland’s young medical doctors urged his colleagues to work hard for their country. He acknowledged that there are a lot of complaints from the public about the health system and there is no point in hiding or denying those complaints, but […]

september 26, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Dhakhaatiirta Oo Ka Digay Halista Caafimaad Ee Ka Dhalata Guurka Lamaanayaasha Isku Hida Sidayaasha Ah Iyo Wiil Yar Oo Mucjiso Ah.

Dhakhaatiirta Oo Ka Digay Halista Caafimaad Ee Ka Dhalata Guurka Lamaanayaasha Isku Hida Sidayaasha Ah Iyo Wiil Yar Oo Mucjiso Ah. Dr Naem Ahmod, waxa ku dooday dhalmadan aan caadi ahayni in ay ku timaado guurka

september 25, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Somaliland Oo Ka Qeybgashay Shir Calaamiya Oo Lagu Lafa-Gurayey Sidii Waddamada Soo Koraya Loo Gaadhsiin Lahaa Daryeel Caafimaad Oo Lagu Qabtay Kampala.

Somaliland Oo Ka Qeybgashay Shir Calaamiya Oo Lagu Lafa-Gurayey Sidii Waddamada Soo Koraya Loo Gaadhsiin Lahaa Daryeel Caafimaad Oo Lagu Qabtay Kampala. (Hadhwanaagnews) Saturday, September 24, 2011 Kampala(HWN):-Xukuummada Somaliland ayaa ka qeybgashay Shir Caalami ah oo lagu lafa-gurayey sidii daryeelka Caafimaad oo fiican loo gaadhsiin lahaa bulshada ku nool Waddamada Soo koraya ayaa shalay lagu […]

september 24, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Dhakhaatiirta qaliinka dalka Ingiiriska oo ku guulaystay in ay kala gooyaa/saaraan labo carruura oo isku yaalay oo u dhashay dalka Suudaan

Halkan ka daawo video-ga laba caruur oo isku yaala oo laka gooyey. dakhaatiirta xaga qaliinka caruurta ayaa ku guulaysaty in ay kala goyaan/saaran laba caruura oo isku dhejisnaa. Labadan carruur oo waalidkood qudhoodu dhakhtaro yihiin. Waxa carruutani u dhasheen dalka Suudaan. Qaliinka noocni wuxuu leeyahay halistiisa. Waxaanu keenaa in labaduba, dhintaan ama midi dhinto. Ma […]

september 21, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Nagiib, Corsodyl waa mouthwash dukaan walba laga helo

walaal rooda aadbaan marka hore kuu salaamayaa Corsodyl waa mouthwash dukaan walba laga helo weligay ma isticmaalin waayo mar aan lebelkeeda akhriyey waxay iila muuqatay in loogu talo galay dadka ciridku xanuunayo waayo aniga ciridkagu waa uu caafimaadqabaa midabkiisuuna waa madawcasaan isku ladhan waxanse isticmaalay oo aan sanad ka hor tijaabiyey mouthwash isna lagu magacaabo […]

september 21, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

dadka bukaan jiifka ee uu ku dhacay cudurka kansarka (cancer) ee dalka Giriiga oo dhaqaalihii dalkaasi saameeyey dawooyinkii ay isticmaali jireen

Sida laga wada war qabo,w axaa dalka Giriiga ee qaarada Yurub. la soo deristay xaalada ba´an oo xaga dhaqaalaha ah gebi ahaanba mujtamaca ama shacabka dalka Giriiga. Waxaa dhaqaale xumadaasi ay aad u saamaysay guud ahaanba dadkii bukaan jiifka ahaa ee dhakhtarada ku jiray, khaasatan bukaan jiifka u jiifa cudurka kansarka (Cancer). Shirkadda dawooyinka soo […]

september 18, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Wasiirka caafimaadka Somaliland oo xilkii agaasimaha curbitaalka Hargeysa ka qaaday

Wasiirka caafimaadka Somaliland, Dr. Xuseen Muxumed Maxamed, oo xilkii agaasinimo ka qaaday, agaasimaha curbitaalka guud ee Hargeysa. Agaasiem Carabayto, iyo wasiirka ayaa beryahanba khilaaf soo kal dhex galay. Shacbiweynah magaalada Hargeysa ayaa dhaliilo kulul u soo jeediyey habka uu u shaqeeyo dhakhtarka guud ee Hargeysa, taasoo ay tayadiisii hoos aad ugu dhacday. Shaqo eridana waxa […]

september 18, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Nagiib walaal waan ku salaamay(S/C) walaal aad ban kuugu mahad naqayaa sida aad isugu hawshay inaad i caawiso ilahayna ha kaa abaal mariyo

Asalaamu Calaykum Rooda! Aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay warbixintaas aad noo soo gudbisay:Waxa aan doonayey in aan wax ka yara taa taataabto dawada corsodyl. Waa dawo loogu talo galay in ay disho bakteeriyada ilkaha, 14 cisho in ka badan lama isticmaali karo, sababtuna waxa weeyaan waxaa bedelma midabka ilkaha, sidaa daraadeed ayaa loo […]

september 14, 2011 · admin · One Comment
Posted in: Maqaalo

qaybtii 3 aad ee taxanaha ahayd ee Autism-ka

Asw: Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii 3aad ee taxanha ahayd ee ka hadlaysay cudurka Autusm-ka ees sidaas iyo akhris wacan. OOTISAM (AUTISM) Waa xanuun ka dhasha khalad ku yimaada koriinta maskaxda kaasoo aan ka harin ilmaha inta noloshiisa ka hadhay. Waxyaalaha lagu garto waxaa ugu muhiimsan 1) dhibaato ilmaha ka qabsata dhexgalka mujtamaca […]

september 10, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Maxaad ka ogtahay xaalada cisbitaalka caasimada Somaliland ee Hargeysa

Maxaad ka ogtahay xaalada cisbitaalka caasimada Somaliland ee Hargeysa Halkan ka akhriso maqaalka + sawirro http://gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=18429&permission=1&audioFile= Waxa aan booqasho gaaban kusoo maray dhakhtarka weyn ee Casimada Somaliland Hargaysa aniga oo doonaya inaan wax ka ogaado(Sawiro) Waxa aan booqasho gaaban kusoo maray dhakhtarka weyn ee Casimada Somaliland Hargaysa aniga oo doonaya inaan wax ka ogaado xaalada […]

september 5, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo