Archive for juli, 2011

Hay’adda PSI oo Hirgelisay Shebekad Isku Xidha Farmasiilayaasha

Hargeysa, July, 28, 2011 (Haatuf) – Hay’adda PSI, ayaa shalay hudheel Dalxiis ee magaalada Hargeysa ku qabatay munaasibad lagu daah-furayo shabakad cusub oo magaceeda loo bixiyey Bulsho-kaab oo isku xidhi doonta farmasiilayaasha magaalada Hargeysa.

juli 31, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Qaybtii 1 aad ee cudurka Autism-ka

ASW Waxa aanu marlabaad dib u soo galinaynaa taxanihii cudurka Autism-ka, waa cilmi baadhis uu soo diyaariyey. Dr Axmed Cumar Cabdi (Axmedbaashi) Intiinii la socodtay maqaalka cudurka Autism-ka halkan kala socda inshaanlaa Dr Axmed Cumar Cabdi (Axmedbaashi) Caafimaad-darada dhulalka qaboobaha Qaybta 1aad: Kaalinta caafimaad ee fitamiin D-ga iyo Cudurka Ootisam (Autism) HORDHAC Qoraalkan kooban kuma […]

juli 29, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

kuwa xanuunkan (xanuunka afka qadhmuun) qabana waxan kula dardaarmi lahaa in aany ka caajisin (research) ka CID INOOMA MAQNA CEELNA INOOMA QODNA

waad mahadsantihiin bahda mareegta caafimaadka.com waxan jeclaystay inaan intaa yar ee aan xaga sare ku qoray intana ku dabo qabto si dadbadani uga faa,iidaystaan insha alaah waan soo wadaa maqaal cudurkan si fiican uga hadlaya laakiin mudo ayey igu qaadanaysaa soo diyaarintiisu.

juli 28, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Qiso cajiiba oo naxdin/murugo leh oo ka dhacday dalka South Africa (Koonfur Afrika) nin loo haystay in uu dhintay oo soo toosay

dalka South Africa (koonfur Afrika) waxaan qisadan aad wax uga qoray warbaahina caalamka. Mid tan la mida ayaa iyana ka dhacday dalka Ruushka qiyaastii bil ka hor. Qisadan oo film laga sameeyey hoos ka daawo!!!

juli 26, 2011 · admin · 3 Comments
Posted in: Maqaalo

Bukaan Jiifka Cusbitaalka Guud Oo Khaati Ka Jooga Hoonka Codka Dheer

Hargeysa, July 27, 2011 (Haatuf) –Gaadiidka kala duwan ee Qaadka kasoo waarida dalka Itoobiya ee usoo qaada magaalooyinka Somaliland iyo gaadiidka waaweyn ee xamuulka qaada ayaa khatar weyn ku haya shacbiga marka la eego xawliga xawaaraha sare ee ay ku socdaan, kuwaas oo mararka qaarkood jidka Laamiga ah ee u dhexeeya Kalabaydh ee gobolka Gabiley […]

juli 26, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Ninkii dadka ku laayey dalka Noorway oo isticmaalay rasaasta nooca dumdum bullets, oo dhaawac weyn ku keenta karta jidhka

Ninkii dadka ku laayey dalka Nooorway oo itsicmaalay rasaasta nooca dumdum bullets, oo dhaawac weyn ku keeni karta jidhka. Sida aad la wada socodtaan waxaa dalka Norway ka dhacday masiibo weyn, halkaasoo nin 32 jir ahi oo u dhashay dalka Norway, dad badan ku laayey , qaar kalena dhaawacyo badan oo halisa ay ka soo […]

juli 24, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Rooda keligaa maaha anba waan qabaa xanuunkaas halitosiska waxan hada ahay nin dhalinyaro ah xunuunku wuxu igu dhacay anoo yar markii aan dalka joogay

Rooda keligaa maaha anba waan qabaa xanuunkaas halitosiska waxan hada ahay nin dhalinyaro ah xunuunku wuxu igu dhacay anoo yar markii aan dalka joogay, qurbaha markii aan imi wax dhakhtara iyo dentistetoona uma tegin laakiin waxan raadiyey bal inay jiraan dad ila mida oo aan khibrad iyo talo ka koradhsado, waxan helay dhowr website oo […]

juli 23, 2011 · admin · 5 Comments
Posted in: Maqaalo

anigu waxan haysta caruur yar-yar aabohoodna waxa uu iga tegay riixda qadhmuun ee afkayga ka soo baxaysa

Asw Waxa aanu aad iyo aad uga mahad celinaynaa dhammman akhristayaasha soo booqda mareegta ama bogga Caafimaadka.com. ama faallooyinka ka bixiya maqaalada lagu soo daabaco mareegta caafimaadka.com

juli 21, 2011 · admin · 4 Comments
Posted in: Maqaalo

Ururka caafimaadka Addunka ee WHO ayaa dalbatay in la joojiyo qaadida dhiigga cudurka TBD-a

Ururka caafimaadka Addunka ee WHO ayaa dalbatay in la joojiyo qaadida cudurka TBD-a WHO, ayaa dalbatay in la joojiyo dhiigga laga qaado qofka TBD- laga baadhayo, si loo ogaado in uu qabo iyo inkale. Waxa jira habab kal duwan oo lagu ogaado TBD-a. Markaa WHO ayaa soo jeedisay in aanu habkan dhiiggu ahayn hab saxa […]

juli 20, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Xaalada guud ee cusbitaalka Hargeysa 2 aad

Xaalada guud ee cusbitaalka Hargeysa Waxa aynu ka soo hadalnay qaybtii hore xaalda guude ee cusbitaalka Hargeysa. Waxa aynu maraynay markii dagaaladu ka dhaceen Hargeysa sannadku markuu ahaa 1988, bishii Maj 31-keedii. Sidii aynu horeba u soo sheegnay waxa jiray dad bukaana oo dagaaladii ugu dhaceen dhakhtarka Hargeysa. Dhakhtarka oo markaa ku yaalay halka uu […]

juli 10, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo