Archive for juni, 2011

Qaybtii 2 aad ee Dhagaxaanta xamaytida (gallstones)

Halkan ka gal qaybtii 1aad ee mawduuca dhagaxaanta xamaytida http://www.caafimaadka.com/?p=449 Sidee loo dareemaa xanuunka xamaytida? Dadka uu ku dhaco xanuunka Xamaytida inta badan ma dareemaan wax xanuuna 2/3 3 qaybood laba qayb ayaa dareema xanuunka. • Xamaytida deg deg ah oo mar kaliya qofka lagu soo boodo, waa ta u badan ee caadiga ah ee […]

juni 28, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Wasaarada caafimaadka oo Cusbitaal Guud Ee Magaalada Caynaba Gaadhsiiyay Daawooyin Iyo Gaadiid Hore Leh (GabileyNews)

Wasaarada caafimaadka oo Cusbitaal Guud Ee Magaalada Caynaba Gaadhsiiyay Daawooyin Iyo Gaadiid Hore Leh Munaasibad Balaadhan oo lagu qabtay isla cisbitaalkaasi ayaa waxaa kasoo qeyb alay maamulada heer gobol iyo kan degmada Masuuliyiin Caynaba(CYNB):-Cisbitaalka guud ee Magaalada Caynaba ee xarunta gobolka saraar ayaa maanta boodhka laga tuma tumay ka dib markii ay wasaaradda Caafimaadka Somaliland […]

juni 26, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Biyaha iyo faa’iidooyinkooda

Biyaha iyo faa’iidooyinkooda Biyiuhu waa nolosha waxaanay yihiin waxa ugu muhiimsan ee naftu u baahan tahay taas oo keentay in biyah laga maarmi karo maalmo tirsan halka nafaqooyinka iyo waxa kale ee uu jidhku u baahn yahay laga maarmi karo todobaadyo, bilo ama sanado.

juni 19, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Raysal Wasaare Males Zanawi oo Gudoosiyey Arday reer Somalilandna Bilad Dahab ah iyo Ardayda reer somaliland oo xalfad u qabtay dhakhaatiirtii qalin jabisay.

Raysal Wasaare Males Zanawi oo Gudoosiyey Arday reer Somalilandna Bilad Dahab ah iyo Ardayda reer somaliland oo xalfad u qabtay dhakhaatiirtii qalin jabisay. (Hadhwanaagnews) Monday, June 13, 2011 Adis Ababa-(HWN)-Raysal wasaaraha dalka ethopia males sanawi ayaa gudoonsiyey markii ugu horeysay wiil reer somaliland bilad dahab ah, wiilkaas oo magaciisa la yidhado

juni 13, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Marwada Madaxweynaha Oo Shalay Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Cusbitaalka Qaybta Dhimirka Iyo Xarunta Agoomaha Ee Hargeysa

Hargeysa, June 12, 2011 (Haatuf)-Marwada 1aad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina-waris Sheekh Maxamed Jirde ayaa shalay deeq raashin ah gaadhsiisay Cusbitaalka guud gaar ahaan qaybta dhimirka iyo xarunta caruurta agoomaha ee Caasimada Hargeysa. Marwo Aamina waris oo ay wehelinayeen Maareeyaha xafiiska Samafalka Madaxtooyada Marwo Aamina Maxmauud Diiriye, Siciid Cabdi Gaboobe oo ah sarkaalka xafiiska samafalka […]

juni 13, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Dhagaxaanta xamaytida/xangareeriga (gallstones)

Dhagaxaanta xamaytida (gallstones) Maqaalkeena maanta waxa uu ku saabsan yahay sida aad cinwaanka ka arkaysaan, Dhagaxaanta xamaytida. Dhaqaxaanta xamaytida, waa xanuun dad badan oo dunida ku nool ku dhaca , gaar ahaan soomaalida. Bal maqaalkan waxa aynu ku eegi doonaa xanuunkan waxa uu yahay, sababta uu dadka ugu dhaco, sida loo daaweeyo iyo sida looga […]

juni 13, 2011 · admin · 2 Comments
Posted in: Maqaalo

Shirweynihii Afraad ee Ururka Dhakhaatiirta Somaliland oo Hargeysa ka Furmay

Shirweynihii Afraad ee Ururka Dhakhaatiirta Somaliland oo Hargeysa ka Furmay Last Modified: Fri 10th Jun,2011 Hargeysa (Jam)- Shirweynihii afraad ee Ururka ay ku bahoobeen dhakhaatiirta Somaliland (Somaliland Medical Association – SMA) ayaa shalay ka furmay huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa.

juni 10, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Wasaarada Caafimaadka Oo Wax Ka bedelaysa siyaasada guud ee caafimaadka

Wasaarada Caafimaadka Oo Wax Ka bedelaysa siyaasada guud ee caafimaadka Wasiir Ku Xigeenku waxay sidaasi ku sheegtay waraysi khaas ah oo ay siisay Wargeyska todobaadlaha ah Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qowdhan ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku hayaan oo ay dib u eegis ku samaynayaan siyaasada guud ee caafimaadka dalka.

juni 9, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Waxa Kaga Baxa Dhaqaale Gaadhaya Boqolaal Kun Oo Dollar Adeegyo Caafimaad Oo Loogu Sameeyo Bulshada Cusbitaalada Ethiopia, Djibouti Iyo Kenya

Waxa Kaga Baxa Dhaqaale Gaadhaya Boqolaal Kun Oo Dollar Adeegyo Caafimaad Oo Loogu Sameeyo Bulshada Cusbitaalada Ethiopia, Djibouti Iyo Kenya Hargeysa, May 5, 2011 (Haatuf) – Shacbiga reer Somaliland ayaa labaatankii sano ee u dambeeyey safaro Caafimaad ugu kicitimayey dalalka dibadaha, gaar ahaana dalalka Dariska ah sida Ethiopia, Djibouti, Kenya, kuwaas oo kharashyo badan oo […]

juni 8, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Duruufaha haysta bukaanka + Ambulance la’aanta dhakhtarka ka jirta + ka war la’aanta wasarada caafimadka + Niyad jabka haysta dadka dadkoodu bukaan

Dhakhaatiir Yaraanta Ka Jirta Cusbitaalka Wayn Ee Hargaysa Iyo Mooganaanta Xukuumada Faalo : C/fataah Sh.Nuuh Jamac ( Suldaanka) Duruufaha haysta bukaanka + Ambulance la’aanta dhakhtarka ka jirta + ka war la’aanta wasarada caafimadka + Niyad jabka haysta dadka dadkoodu bukaan Markasta oo aad tagto dhakhtarka wayn ee hargaisa waxay markiiba indhahaagu qabanayaan dayac xoogan oo […]

juni 8, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo