Archive for april, 2011

Dawadii talaalka hargabka doofaarka ee Pandemrix oo waxyeelo badan keentay (sideeffects)

Dawadii talaalka hargabka doofaarka ee Pandemrix oo waxyeelo badan keentay (sideeffects) Narcolepsy, cudurka neerfaha maskaxda hargabka doofaarka kumanaankun oo doofaara, taasoo looga baqanayey in uu keeno ama laga qaado xanuunka hargabka doofaarka. Dalal badan oo dunnida ka mida ayaa walaac weyn ka muujiyey khatarta uu leeyahay hargabka doofaarka. Hayádda Un u qaabilsan arrimaha caafimaadka WHO, […]

april 25, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Munaasibad Lagu Shaaciyey Toddobaadka Ololaha Tallaalka Carruurta Somaliland

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Munaasibad Lagu Shaaciyey Toddobaadka Ololaha Tallaalka Carruurta Somaliland Last Modified: Mon 25th Apr,2011 Hargeysa (Jam)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Xuseen Maxamuud Maxamed (Xoog), ayaa shalay si rasmi ah u furay hawlgalka ololaha tallaalka cudurrada jadeecada iyo dabaysha oo muddo toddobaad ah ka socon doona guud ahaan gobollada dalka Somaliland.

april 25, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Kaalinta caafimaad ee fitamiin D-ga (vitamin D) iyo Cudurka Ootisam (Autism)

Kaalinta caafimaad ee fitamiin D-ga (vitamin D) iyo Cudurka Ootisam (Autism) Maqaalkan waxaa soo diyaariyey: Dr Axmed Cumar Cabdi (Axmedbaashi) Dr Axmed Cumar Cabdi (Axmedbaashi) Caafimaad-darada dhulalka qaboobaha Qaybta 2aad: Kaalinta caafimaad ee fitamiin D-ga iyo Cudurka Ootisam (Autism) OOTISAM (AUTISM) Waa xanuun ka dhasha khalad ku yimaada koriinta maskaxda kaasoo aan ka harin ilmaha […]

april 21, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Kaalinta caafimaad ee fitamiin D-ga (vitamin D) iyo Cudurka Ootisam (Autism)

Maqaalkan waxaa soo diyaariyey: Dr Axmed Cumar Cabdi (Axmedbaashi) Dr Axmed Cumar Cabdi (Axmedbaashi) Caafimaad-darada dhulalka qaboobaha Qaybta 1aad: Kaalinta caafimaad ee fitamiin D-ga iyo Cudurka Ootisam (Autism) HORDHAC Qoraalkan kooban kuma wada falaqaynka karno dhammaan dhibaatooyinka caafimaad ee ka jira dhulalka qabow, sidaas darteed waxaan xushay arrimaha iigula muhiimsan dhibaatooyinkaas, ahna kuwa ka dhasha […]

april 14, 2011 · admin · 4 Comments
Posted in: Maqaalo

Waxaa la soo galay wakhtigii alerjiga (xasaasiyada) Pollen Allergy la qaadi jiray

Waxaa bilaabmay wakhtigii xasaasiyada/alerjiga (Pollen Allergy) la qaadi jiray ama uu dadka ku dhici jiray. Waxaa jira qiyaastii ilaa 2 miljan oo dadka ku dhaqan dalka Sweden uu sannad walba ku dhaco alerjiga ama xasaasiyada. Waxaana sannad walba sii kordha cadadka dadka ah ee uu alerjigu ku dhaco wadamada Yurubta.

april 10, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Daraasad Daboolka Ka Qaaday Dhibaatada Caafimaad Ee Badeecadu In Ay U Dhiganto Ta Sigaarka

April 10, 2011 Jamaal Al-Awal 07,1432H Daraasad Daboolka Ka Qaaday Dhibaatada Caafimaad Ee Badeecadu In Ay U Dhiganto Ta Sigaarka Daraasad cusub oo dhawaan soo baxdey isla markaana lagu daabacay website ka faalooda arimaha caafimaadka ee lagu magacaabo (Life Science) ayaa lagu xaqiijiyey in biyaha ku jira badeecada la nuugaa ay waxyeelo lamid ah ta […]

april 10, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Dhakhaatiir ka Socda Ustareeliya oo Booqasho Shaqo ku Yimi Somaliland

Dhakhaatiir ka Socda Ustareeliya oo Booqasho Shaqo ku Yimi Somaliland iyo Qorshayaasha ay Wataan Last Modified: Sat 09th Apr,2011 Hargeysa (Jam)- Dhakhaatiir ka socota waddanka Australia, ayaa shalay safar ku yimi Somaliland, kuwaas oo doonaya inay hawlo qalliin samafal ah ah ka fuliyaan cusbitaalka guud ee Hargeysa, isla markaana duruus caafimaad ka bixin doona Jaamacadda […]

april 9, 2011 · admin · 2 Comments
Posted in: Maqaalo

DHIIG YARAAN (ANEMIA)

DHIIG YARAAN (ANEMIA) Waa marka unugyada cas cas ee dhiigu kaa yaraadaan ama xadiga homoglabiinta ku jirta unugyada cas cas kaa yaraato. Homoglabiintu waa maado ay ku jirto macdanta birtu (Iron) oo dhiigga u yeesha midabka cas waxaanay qabataa Ogsajiinta oo ay ka soo qaado sambabada gaadhsiisana unugyada jidhka. Dhiig yaraantu waxay keentaa in aanu […]

april 4, 2011 · admin · 8 Comments
Posted in: Maqaalo