Archive for mars, 2011

Daawo sawirrada Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo oo maanta boqday cusbitaalka guud ee Hargeysa 28 march 2011

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa Balan Qaadna U Fidiyey Qaar Ka Mida Dhaawacayadii Ciidanka Qaranka + SAWIRO

mars 28, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqasho Kedisa Ku Tagay Xarunta Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa Iyo Nuxurka Hadalladiisii.

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqasho Kedisa Ku Tagay Xarunta Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa Iyo Nuxurka Hadalladiisii. (Hadhwanaagnews) Monday, March 28, 2011 Hargaysa (HWN) Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),

mars 28, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Halista shucaaca nukliyeerka ku yeesho caafimaadka

Halista shucaaca nukliyeerka ku yeesho caafimaadka jidhka 21 marsh 2011 Halista shucaaca nukliyeerka ku yeesho caafimaadka Waxa aynu dhammaanteenba la wada soconaa masiibada ku habsatay dalka Jaban (Japan) 11 Maarsh, 2011. Dhul gariirkii, waxa uu khasaare weyn u geystay wershadda dabka laga dhaliyo ee Fukushima oo lahayd 6 qaybood oo dab dhaliyayaal. (reactors).

mars 21, 2011 · admin · 5 Comments
Posted in: Maqaalo

Qaaxada (Tuberculosis)

Qaaxada (Tuberculosis) Qaaxada waa cudur ku filiqsan ama ku faafsan aduunka sanad kasta waxa xanuunkani ku dhacaa ilaa 9 milyan oo qof waxaana u dhinta 2 milyan sanadkii, dadkaa badankoodu waxay ku dhintaan Afrika iyo Aasiya.

mars 14, 2011 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

U dul qaadasho la’aan sonkorta caanaha (Lactose intolerance)

U dul qaadasho la’aan sonkorta caanaha (Lactose intolerance) Caanaha waxa ku jira sonkor (lactose) taas oo hadii jidhku aanu burburin keeni karta xanuun caloosha ah. Sonkortani wax xidhiidha lama leh cudurka sonkorta ama kaadi macaanka.

mars 9, 2011 · admin · 2 Comments
Posted in: Maqaalo

Brotiinka

Brotiinka Waa maxay borotiin? Erayga ”Protein” waxa uu ka soo jeedaa erayga griiga ee ah ”protos” oo macnahiisu yahay ka ugu muhiimsan ama ka ugu horeeya.

mars 4, 2011 · admin · 2 Comments
Posted in: Maqaalo