Archive for februari, 2011
Daacuun (Cholera)
Daacuun (Cholera) Waa cudur ku dhaca caloosha oo ah cudurada faafa kaas oo maalmo yar gudahood kugu keeni kara fuuq baxa aad u badan. Hadii aan dib loo soo celin si dhaqso ah fuuf baxaas waxa uu keeni karaa dhimasho.
februari 13, 2011
·
admin ·
One Comment
Posted in: Maqaalo