Archive for december, 2010

Magacyada ardeyda caafimaadka soo ka soo baranaysa dalka Suudaan

17 ardey ee waxbarashada ama cilmiga caafimaadka bilaashka ka heshay dalka Suudaan waxay ka mid yihiin 30 ardey oo waxbarasho bilaasha ay dalwadda Suudaan u fidisay ardeydan reer Somaliland. (Hadhwanaagnews) Friday, November 26, 2010 Hargeysa(HWN):-31-ardey, oo noqoaysa tiradii ugu badnayd ee waxbarasho bilaash ah ka helay dalka Suudaan ayaa shalay loo sameeyey xaflad isugu jirtay […]

december 2, 2010 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo