Archive for november, 2010

Ururka Taakulo S/land Community oo maanta Deq kala Duwan oo Qalab Caafimaad ah ku Wareejiyay Cisbitalka Guud ee Magaalada Hargaysa.

Hargeisa (GNS)-Ururka Taakulo Somaliland Community ayaa waxa ay Soo gaadhsiiyeen Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Deeq isugu jirta Sariiro, Mishiinka dharka lagu maydho oo ah 22-kiilo,Furaashyo,Kuraas,Weel,iyo Alaabo kale oo tiro badan.

november 21, 2010 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Halkan ka daawo sawirrada/muuqaalka qayntii 2 aad ee qalijabinta ardeyda Jaamaacadda Edna H. University

Hargeysa: Xaflad balaadhan oo loo sameeyey 109 Ardey oo Maanta ka qalinjabiyey Edna Aadan University Hospital iyo Weedhihii Masuuliyiintii Kahadashey + SAWIRO

november 15, 2010 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

109 Arday oo ka Qalinjabiyay Dugsiga Caafimaadka Adna Maternity Hospital oo shalay Xaflad loo sameeyay.

Sawirrada ka daawo link-kan http://gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=14438&permission=1&audioFile= 109 Arday oo ka Qalinjabiyay Dugsiga Caafimaadka Adna Maternity Hospital oo shalay Xaflad loo sameeyay. waxaa la yidhaadaa 5000 kun ee meel daganiba inay helaan Hal Umuliso”ayey sii raacisay iyada oo faah faahin ka bixinaysa Xaflad Aad ubalaadhan oo ay ku qallinjabinayeen 109 Ardey oo ka qalinjabiyey qaybaha kala duwan […]

november 15, 2010 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Hababka kala duwan ee la iskugu gudbiyo cudurada

Hababka kala duwan ee la iskugu gudbiyo cudurada 1. gudbinta tooska ah: waa in ay kulmaan cudur sidaha iyo cudur qaabilaha, habkana cudurada la iskugu gudbiyo waxa ka mid ah jabtida oo ah cudurada lagu kala qaado galmada.

november 7, 2010 · admin · 2 Comments
Posted in: Maqaalo