Archive for oktober, 2010

Daawo Daawo video-gan marxalada/xaaladda caafimaadeed ee Somaliland

ASW. mareegtada Caafimaadka.com waxay akhristayaasheeda u soo gudbinaysaa marxalada/xaalada dhabta ah ee xaga caafimaadka Somaliland. Waa film laga duubay 2003. Dabcan wax way is bedeleen muddadaas iyo immika, hase yeeshee waxa sidaas oo weyn oo isbedelay ma jiraan.

oktober 29, 2010 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Cilmi-baadhis: Cunida Xabxab-ka Oo Wax Weyn ka Tarta Cudurka Dilaaga Ah Ee Dhiig-karka

Cilmi-baadhis: Cunida Xabxab-ka Oo Wax Weyn ka Tarta Cudurka Dilaaga Ah Ee Dhiig-karka. (Hadhwanaagnews) Monday, October 25, 2010 Washington (HWN)-Ka hortago waxa uu ka fiican yahay Is-daweynta, Waa murti ama weedh ku baahday Isticmaalkeedu dhinaca Caafimaadka.

oktober 25, 2010 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Cudurka Daacun calooleedka (cholera)

Daacun calooleed (cholera) Dalka Haiti oo daacun calooleed ka dilaacay. Haddaba maxaa keena daacun calooleedka ama se muxuu yahay cudurkani. Bogga Caafimaadka.com, ayaa bal ka yara waramaya cudurkani waxa uu yahay iyo sida looga hortagi karo.

oktober 25, 2010 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Daawo Daawo video-gan ardeydii qaybta caafimaadka ka qalinjabiyey Jaamacadda Camuud

oktober 19, 2010 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Edna Adan Realizes Lifelong Dream of Opening Hospital in Her Homeland Somaliland

Somaliland Hero Speaking at UCSB on Thursday Realizes Lifelong Dream of Opening Hospital in Her Homeland Tuesday, October 5, 2010 By Chris Meagher (Contact) Edna Adan Ismail is, to be blunt, a hero. Born in Hargeisa, Somaliland, in the Horn of Africa, Adan is the former Foreign Minister of Hargeisa. She also worked for the […]

oktober 16, 2010 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Robert Edwards oo ku guulaystay bilada caafimaadka/medicine ee Nobel Prize

Waa ilmihii ugu horreeyey ee habkanku dhasha, 25 Juli 1978, Louise Brown Waa ilmihii ugu horreeyey ee habkanku dhasha, 25 Juli 1978, Louise Brown Maantaa oo ay taariikhdu tahay 4 Oktober 2010, oo ah maalinta loo cayimay sannad walba maalinta lagu dhawaaqo qofka ama cilmi baadhaha arrimaha caafimaadka ee ku guulaystay bilada Medicine Nobel prize.

oktober 4, 2010 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Qeybgeli Doona Shir Caalami Ah

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Qeybgeli Doona Shir Caalami Ah Lagaga Hadlayo Arrimaha Caafimaadka Oo Ka Dhacaya Dalka Masar. (Hadhwanaagnews) Saturday, October 02, 2010 Hargeysa(HWN):-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog) ayaa maanta ka dhoofay gegeda diyaaraha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargeysa, isaga oo u sii jeeda Dalka Masar oo uu kaga […]

oktober 2, 2010 · admin · No Comments
Posted in: Maqaalo