Archive for the ‘Maqaalo’ Category
Cunista Kalluunka Oo ka Hortagta Xanuunka Xiiqda (Asmada)
Cunista Kalluunka Oo ka Hortagta Xanuunka Xiiqda (Asmada) Copenhagen…..Ka hortago waxa uu ka fiican yahay Is-daweynta, waa murti ama weedh uu Isticmaalkeedu ku baahay dhinaca Caafimaadka. Waxa Dunidan aan ku noolahay ku soo batay Xanuunada jiitama ee loo caalwaayey, Sida Canser-ka Macaan-ka, xanuunada sigaarku sanbabada ku reebo, wadno xanuun-ka, Tuf-ta, Dhiig-karka iyo xanuuno kale. Haweenka [...]
maj 9, 2013
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Waddankan Ingriiska (U.K) waxa lagu qiyaasay in uu sedexdii qoba hal qof uu hayo cudurka loo yaqaanno DHIIG-KARKA. Ururka U.K Blood Pressure
Waddankan Ingriiska (U.K) waxa lagu qiyaasay in uu sedexdii qoba hal qof uu hayo cudurka loo yaqaanno DHIIG-KARKA. Ururka U.K Blood Pressure MAXAAD KA TAQAANNAA CUDURKA DILAAGA AAMUSAN { KILLER SILIENT} Sharaxa Dhiig-Karka: Waddankan Ingriiska (U.K) waxa lagu qiyaasay in uu sedexdii qoba hal qof uu hayo cudurka loo yaqaanno DHIIG-KARKA. Ururka U.K Blood Pressure [...]
april 27, 2013
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Cuduradda Laga Qaado Dawooyinka La Isku Cadeeyo Iyo Magacyada Dawooyinka Sumaysan iyo Kiriimka loo yaqaano (silvana cream) Qalinkii Amina Abdilahi Mohamed
(Hadhwanaagnews) Thursday, April 25, 2013 Kampala-(HWN)-Hadaba, sidaan qabo kiriimkan loo yaqaano (silvana) ayaa ah mid midabkiisu yahay huruud taasoo lagu garto Kampala-(HWN)- Wacan oo wanaagsan akhristayaashada sharafta mudanow meel kasta oo aad joogtaan, waa mar kale iyo Barnaamijkeenii caafimaadka oo aanu idiinku hayno qormooyinkii qiimaha badnaa ee taxanaha ahaa ee ay inoo soo diyaarisay iskuna [...]
april 25, 2013
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Daawo barnaamijka caafimaadka qaybtan waxa ay ku saabsan tahay xanuunka Dhimirka
Bahda mareegta caafimaadka www.caafimaadka.com E-mayl: editor@caafimaadka.com E-mayl: Caafimaadka2011@gmail.com
april 20, 2013
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Qiso cajiiba!!! Dirawal wada baabuurka bukaanka deg dega ah lagu qaado (Ambulance) ayaa xanuun ku soo booday waxaana dirawalkii dhakhtarka ula soo carraray qofkii xanuusanyey ee uu dirawalku soo doonay oo Kansar hayey
Oday 60 jir ah oo bad-baadiyey dirawalkiisii baabuurka bukaanka deg-dega qaada (ambulance) Talow siday wax u dhaceen? Sawir: Bukaan socodkii, Christian Nayet,60 jir, oo cudurka Kansarku kaga dhacay caloosha, oo dirawalkii ambulance dhakhtar ula carraray talow waa maxay sababtu??? Oday 60 jir ah oo bad-baadiyey dirawalkiisii baabuurka bukaanka deg-dega qaada (ambulance) siday wax u dhaceen? [...]
april 18, 2013
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
One in five US teenage boys’ diagnosed with ADHD
One in five US teenage boys’ diagnosed with ADHD 04-01-2013, 12h50 WASHINGTON (AFP) Nearly one in five American teenage boys is diagnosed with attention deficit hyperactivity disorder, marking a dramatic rise in the past decade, the New York Times reported on Monday. The condition, for which potent stimulant drugs like Adderal or Ritalin are often [...]
april 12, 2013
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Largest diabetes center of Europe to be established in Sile, Istanbul
Largest diabetes center of Europe to be established in Sile, Istanbul As part of the second evaluation meeting of the Stop Diabetes Campaign which was held at the Cankaya Presidential Palace on Wednesday, those who exert efforts on the issue were presented plaques in a ceremony which was attended by Secretary General of the Presidency [...]
april 12, 2013
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Daawo barnaamijkan ku saabsan dawooyinka
april 12, 2013
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Daawo Barnaamijka Caafimaadka oo ku saabsan cudurka TB-da Ama Qaaxada.
april 11, 2013
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo
Raysal wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska Margaret Thatcher oo u geeriyootay xanuun beryahanba hayey
Waxaa maanta dalka Ingiriiska ku geeriyootay raysal-wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska, Margaret Thatcher. Oo dalkaa Ingiriiska ka talinaysay muddo 11 sanno ah iyo 209 cisho. Muddadaas oo ay ku jirtay aqalka looga arrimiyo dalka Ingiriiska ee Downing Street nr 10, Waxayna ka arrimanaysay dalka Ingiriiska muddadii u dhaxaysay 1979-1990. waxayna Margaret Thatcher, noqodtay haweenaydii ugu [...]
april 8, 2013
·
admin ·
No Comments
Posted in: Maqaalo